Rabbigu agoonta iyo carmalka uu ka dhintayba wuu u gar qaataa, oo shisheeyahana wuu jecel yahay, oo wuxuu siiyaa cunto iyo dhar. Oo idinkuna waa inaad jeclaataan shisheeyaha, waayo, idinba qariib baad ku ahaydeen dalkii Masar. – Sharciga Kunoqoshadiisa
Fadlan wax yar qaado si aad noogu soo sheegto dookhyadaada iimaylka